Heesta Isku maran - Lyrics
gud cur iyo madow mugdi iyo habeen midii aan iftiin kaga maar mayee
muxibiyo dareen mow jadaha jaceel muuqaal qalbigu maanku daawadow
muhashada qalbiga sida malab adaa malyan jeer gobaad nafta uga macaan
marinada biyuhu umaraan wadnaha mid kamida gantaal
yaa kaa dhiga mar uun
isku maran jacayl isku milan dareen isku mudan kal gacal
isku maaxda oon
kala maarmin abid
isku midab mid qudha isku eg manihin isku maran jacayl isku milan dareen
isku midab kal gacal isku maaxda oon isku maaxda oo kala maar min abid
isku midab mid qudha isku eg manihin isku maran jacayl isku milan dareen