VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof jacayl ku baray - Lyrics

balantiyo axdiga buuraaha ka culus lama baal maree naf kuu baahan adiga been laguma sabo bidhaantaada ruux boholyoow u qaba xiisaha ku badan lama baylahsho qof jacayl ku baday ogoow lama bahdilo sida ubax biyo leh ka dhex baxay qalbiga badankiyo jidhkiyo adoo beerka yaal lama dago bar kale birmadkaaga ruux baahi wayn u qaba xiisaha ku badan lama baylahsho qof jacayl ku baday ogoow lama bahdilo
Queue is empty
-- / --