VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Alleylahe - Lyrics

alaylehe jacalkii jarbuu iga ridee jiif iyo joogba diidee meelaan jid marinbaa kaligay jiciirnee nafta jamashaadeediyo jeedaala eegmada jaleecada indha iyo qalbigaa i jiitee sideen u joojiyaa jirid ogu adkeeyaa xageen u jeediyaa ama ogu jeheeyaa jawdiyo xiinka yaabe jugle iyo sasabaniya jabuu iga waraabshee marna jiilaal abaariy jiicle ahay jaguug awr igu jilib xidhee jaguu iga dhigtee juuqliyo ay jibaaxee jeedhgo'ay habeen qudha jira anoon ku seexanee marba libaax jibaadiyo jilbiskiyo abeesada jaanrogadka qoobka ah isku jeedhnay dawgee
Queue is empty
-- / --