VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ani ee talo ijoogtaa - Lyrics

Adoon tayda eegayn Tabtaa lagu dhigaa tahoo Todobaa taladay xidhaa Igu siisay taagniyee Todobaa taladay xidhaa Igu siisay taagniyee Gunud ku dilay bahal meel Tabteedii ahaadee Gunud ku dilay bahal meel Tabteedii ahaadee Timahaygii gadaatee Anay talo i joogtaa Timahaygii gadaatee Anay talo i joogtaa Jiilaal iyo iyo ceel Ma talaabsan karayee Hakii ay talaabada Sida taw isu raageen Hakii ay talaabada Sida taw isu raageen Gunud ku dilay bahal meel Tabteedii ahaadee Gunud ku dilay bahal meel Tabteedii ahaadee Timahaygii gadaatee Anay talo i joogtaa Timahaygii gadaatee Anay talo i joogtaa Timahaygii gadaatee Anay talo i joogtaa
Queue is empty
-- / --