Abaar iyo awdal baan ku jirnaa
Anbanoo omos iyo oomanaan ku egnee

Amakaag iyo yaab argagax
Aboowe mancaanoow hoow
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee

Waan adqeeysanahee ku aaway
Abaayo macaaneey hooy

Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee

Af Qalaad aqoonta miyaa?
Maya Maya

Ma ahee

Af Qalaad aqoonta miyaa?

Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

Maya Maya

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

Maya Maya

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Aduunyada waan ka oowdanahee
Aan ogaano halkeey ku aadan tahee

Waan isqeeysanhee ku aaway
Aboowe macaanoow hoow

Ii sheeg maxaa kuu daran
Abaayo macaaneey hooy?

Waan isqeeysanhee ku aaway
Aboowe macaanoow hoow

Ii sheeg maxaa kuu daran
Abaayo macaaneey hooy

Af Qalaad aqoonta miyaa ?

Maya Maya

Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa ?

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee.

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

Maya Maya

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

Maya Maya

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Asaageen horumaraan arkayaa
Ileeys cadoo iftiimanayee

Amakaag iyo yaab argagax
Aboowe mancaanoow hooy
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee

Waan adqeeysanahee ku aaway
Abaayo macaaneey hooy

Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee

Af Qalaad aqoonta miyaa?

Maya Maya

Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa ?

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

Maya Maya

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

Maya Maya

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Ogali oo waxbarashada waa ??
Af shisheeya ayaa adoon anahayee

Waan isqeeysanhee ku aaway
Aboowe macaanoow hoow

Ii sheeg maxaa kuu daran
Abaayo macaaneey hooy

Af Qalaad aqoonta miyaa ?

Maya Maya

Ma ahee
Af Qalaad aqoonta miyaa ?

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee.

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

Maya Maya

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

Maya Maya

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Itaalkii baa la’is amaahinayaa
Iskeena ma uwada adgeenayeee ?

Amakaag iyo yaab argagax
Aboowe mancaanoow hoow
Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee

Waan adqeeysanahee ku aaway
Abaayo macaaneey hooy

Ii sheeg maxaa ku daran
Aboowe macaanoow hee

Af Qalaad aqoonta miyaa?
Maya Maya

Ma ahee

Af Qalaad aqoonta miyaa?

Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee
Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta amaah la iskuma siiyee

Ma ogtahay aqoonta abaal la iskuma saartee

Ma ogtahay aqoonta miyaa la iibsan karaa?

Maya Maya

Ma ogtahay aqoonta miyaa la so ergadaa?

Maya Maya

Maya Maya
Ma ahee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Waa intuu qofba eebbe geshaa
Ayeey nala tahay anagee
Ma ogtahay dib looma abuura dadkee

Exit mobile version