lalaleey lalaleey
hadii aan joogno
kaa jamo jamaxsado
daydayo mushaaxdee
layma dabraee
nafta jamashada iyo
haaag jimashoo
lalaleey lalalaeey
la aantaa ladi waa
hadii aad buuxiso
rafadna kuugu daro
sow lagaama jeestee
lkayma qariyee
samo kay dadaalee
kaarankan jiirtaroo
lalaeey lalaleey
ana intaan ku doortay
dabaxsanaata iyo
dookha iyo maseeree
intii layma kariyee
habaartan weeeyee
adna igala durug

Exit mobile version