Labadii laysu doora hadii
La isu dayro dagoo wada
Yag leelee x2

Calaf duug mayeeshee
Mahantiyay dantaydii x2

Labadii duuga eega ifka
Dib ugu waaroo xareed
Wada dur duurtee x2

Calaf duug mayeeshee
Dadow taa ogaada x2

Labadii howl uduubni
Dantooda isku raaca
Dagoo wada yag leelee
X2

Calaf duug mayeeshee
Mahantiyay dantaydii x2

Labadii daawa yeesha
Haday dantu xoortu
Xareed wada durduurtee
X2

Calaf duug mayeeshee
Dadow taa ogaada x2

Labadii doobirtoodu
Isu daa dahaysaa
Dadow wada yag leelee

Calaf duug mayeeshee
Mahantiyay dantaydii x2

Labadii is daryeela
Wanaaga isla doona
Xareed wada durduurtee
X2

Calaf duug mayeeshee
Dadow taa ogaada x2

Exit mobile version