VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh - Lyrics

Dadku inuu is caashaqo Arin curada maaho Laba dookh is celisana Calafkaa hogaanshoo Sahra iyo cabdow Hadii aad is cugateen Caruus kiina lagu farax Dadku inuu is caashaqo Arin curada maaho Laba dookh is celisana Calafkaa hogaanshoo Sahra iyo cabdow Hadii aad is cugateen Caruus kiina lagu farax Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Nolol sharaf cudoon Qoys nabad iyo caano ah Caadil caadil idinku soorye Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Nolol sharaf cudoon Qoys nabad iyo caano ah Caadil caadil idinku soorye Dadku inuu is caashaqo Caado dhaqana weeyoo Labadii is cajibisana Caqligaa hogaanshee Sahra iyo cabdow Hadaad jacayl casuunteen Caruuskiina lagu farax Dadku inuu is caashaqo Caado dhaqana weeyoo Labadii is cajibisana Caqligaa hogaanshee Sahra iyo cabdow Hadaad jacayl casuunteen Caruuskiina lagu farax Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Nolol sharaf cudoon Qoys nabad iyo caano ah Caadil caadil idinku soorye Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Caruur khayr qabtoo Cawo iyo ayaan Nolol sharaf cudoon Qoys nabad iyo caano ah Caadil caadil idinku soorye
Queue is empty
-- / --