VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guul baynu joognaa - Lyrics

kuwii gubay dalkeenee dhaqankeenee gaasiree gaalada inagu daray guuldaraystayaashii gawracay wadaadee girgiraha inagu shiday jabhada guula daayaa gayigii ka saaroo gayigeena maantaba gacantaan ku haynaa guul baynu joognaa dhaha guul allee waataan gabaahiir gola yuus ku joognee garawshiyo waynee gudcurkii caduu dhalay dhulkii geeriyaysnaa garab iyo rag buu helay jabhadaha gadoodaa na gardaadinaayoo gayigeena maantaba gacantaan ku haynaa guul baynu joogna a dhaha guul allee intay nagu gabraarteen nimankii na kala guree garba beel nagu riday jabhada guulaa daayaa gayigii kasaaroo gayigeena maantaba gacantaan ku haynaa guul baynu joognaa dhaha guul allee
Queue is empty
-- / --