Heesta Hibooy - Lyrics
Hibooy habeenadan
Daraadaa hurdadii
Ka toosoo hindisaa
Naftaydana hadba
Meel abaartoo anoon
Hagarna kuu qabin
Is haleeli waynee
Nin kaagan hawaawi
Leh had iyo goor hog
Cidla ah ka heesayow
Halkii aad igaysaa
La iigaga hayaamee
Hayin aan ku guuroon
Heeryo saara waayee
Hibow heedheh ma
Markii aan heshiinaa
Ayaad horumarkii iyo
Wanaagii hilmaantay
X
Hiboy kaama hadal
La'aynee hiboy howlaha
Aduunkiyo dhibaatay
Hortaagane X2
Nin halaabayee oo
Haraadayee waxba
Waxba hay sanaan
Ehee
Hoodiyo ayaan iyo
Hibuu rag isku dhaafee
Habeen dhalad ninkii
Ana talo kama habowde
Hibooy hadimada adaa
Lehe X2
Hibooy kolka waan hin-
Qadayoo hiboy hareraha
Intaan dayay waxan
Haabto waayee X2
Hiirtaanyada ihaysiyo
Hirigan baas aday hor-
Seedee waxad habanay
Siyo hanti kuguma luraye
Hadhka labada galin iyo
Hooskaa wareegee
Hibow heedheh ma
Markii aan heshiinaa
Ayaad horumarkii iyo
Wanaagii hilmaantay
X2
Hiboy kaama hadal
La'aynee hiboy howlaha
Aduunkiyo dhibaatay
Hortaagane X2