oohinta indhahayga
in aad badanin
adanya walaa ilmeeyane

asluub badanow
amaan badanow
sidii ubaxii
udgoon badanow

waxaan adiyo
ku oon bixi lahaa
adoo adiyo
aroos ila gala
anoo ooridada
noqdoo ubad dhala
ilwaad quruxow

intaan uumanay abidkay
adoo kale uunka kuman arag

urkaygu wuxuu
qaboobi laha
asaagay waxaan
ka aarsan lahaa

Exit mobile version