VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Intii raacday nabbiga - Lyrics

aduunyadu rafaad iyo waa reera guuroo ifka laga raraayoo ruuxna kuma haraayee kuwa raranka naartiyo laga reebay jahanaba ayaa rasy dagaayee inta raacday nibigee rafiiqiisi noqotee oorumaysa noqonee lu sariya rasuulka n.n.k.h rabi salii calal xabiibi muxamed waxalal aaliu malhumul kuramaa'u nafwaliba rug iyo guri raas bay kuleedoo lil baa laysku ridayaa rabi aankayaanee raasamaalka aakhiro rafaad iyo barwaaquu qofba mid uun kuraagaa ilaah baa karaaliyoo magaciisa raacshoo rogmashada qiyaamaha rugashada kolkaytahay raxma eebe siiyiyo roob iyo dauurbuu nooraadinaayaa
Queue is empty
-- / --