Sidayda ku doontay
Oo damacsanaday
Daydayoo ma daale

Isna ima daryeelo
Ana kama danbeeyo
Waa la igu dow galay

Dagwadaan la deriso
Dawadii naftaadan
Daydayaa ma daale

Dugsadee daruurtu
Da daye hilaacaan
Daydaayan ma daale

Eegsaday dabayshii
Duufaan i qaadan
Daydayoo ma daale

Exit mobile version