Heesta Isna ima daryeelo - Lyrics
Sidayda ku doontay
Oo damacsanaday
Daydayoo ma daale
Isna ima daryeelo
Ana kama danbeeyo
Waa la igu dow galay
Dagwadaan la deriso
Dawadii naftaadan
Daydayaa ma daale
Dugsadee daruurtu
Da daye hilaacaan
Daydaayan ma daale
Eegsaday dabayshii
Duufaan i qaadan
Daydayoo ma daale