1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Dhirta xididka hoosaa
Dhulka loogu beeree
Dhirta xididka hoosaa
Dhulka loogu beeree
Wey dhici lahaayeen
Dhismahooda weeyee
Dhismahooda weeyee
Dhismahooda weeyee
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasan
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasan
Sida dhudaha weeyaan
Isu dheeli tiranee
Sida dhudaha weeyaan
Isu dheeli tiranee
Midba dhinac u baxaysaaa
Dhinaca isa saaree
Dhinaca isa saaree
Dhinaca isa saaree
Dhinaca isa saaree
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Waa dhaqan wadaagiyo
Isu dhalasho daacadaa
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Waa dhaqan wadaagiyo
Isu dhalasho daacadaa
Waa sida dhilooyahan
Intuu naag isaga dhigay
Waa sida dhilooyahan
Intuu naag isaga dhigay
Dhexda oogu marayoo
Dhakhso uga baxaayee
Dhakhso uga baxaayee
Dhakhso uga baxaayee
Dhakhso uga baxaayee
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Lama kala dhantaaloo
Lafahooda weeyaan
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Lama kala dhantaaloo
Lafahooda weeyaan
Sida dhumucda weeyaan
Dheehaa caleentee
Sida dhumucda weeyaan
Dheehaa caleentee
Ubaxa wada dhalaaliyoo
Dhimbiishaa hadhaysee
Dhimbiishaa hadhaysee
Dhimbiishaa hadhaysee
Dhimbiishaa hadhaysee
Kol haduu dhabnaage yahay
Kol haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman maaynee
Waagaa dharaar noqon
Kol haduu dhabnaage yahay
Kol haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman maaynee
Waagaa dharaar noqon
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Halkii kama dhaqaaqoo
Dhidibaa u aasan
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Waa dhaqan wadaagiyo
Isu dhalasho daacadaa
Ii dhabaa jacaylkuna
Ii dhabaa jacaylkuna
Lama kala dhantaaloo
Lafahooda weeyaan
Kol haduu dhabnaage yahay
Kol haduu dhabnaage yahay
Kala dhuuman maaynee
Waagaa dharaar noqon