VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ii jixin jixaysaa - Lyrics

inanyohoow jacalkii jidhikiyo lafaha iyo waduhuu dhex jiifaa welina waan jirabanahay kugu jahowareeree hadmaad jixin jixaysaa soo jeed san doonataa jacayl igu ekaayoo jira igu abuuryoo jardheer buu i saaroo hurdo jiif san waayee jamashada nafteydoow halkaad iga jirtaa baan jeedaaliyaayoo jaleecada ma daayee juumaha aroortii jarmaadada ma daayoo socod joogsan waayoo jaarkii bey ila yaabee jabse wuxuu dambeeyaa kolkuu jaraha kugu xidhoo ana iga janjeedhsado
Queue is empty
-- / --