VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma Salguuray Caashaqu - Lyrics

ma salguuro caashaqee ani sibiq ma igu yidhi intuu samada ila tageey saxar qaadka fooraha dul sabee ma igu yidhi dhalanteed ma igu sabay soojeede maqanoon seexaneeyn ma iga dhigay masaluugo caashaqee ani sahal ma igu helay intuu soortii iga jaray suun adag ma igu xidhay ma isaaray heegada wax sanceeya ma u la oo saakay maygu wayn yahay suxuladaa ma ii dhigay ma salguuro caashaqee ani saw ma igu riday sambabadiyo feedhaha intuu surima kala baxay maku soofay xididada seedihiyo lafaha iyo wadnahii ma sarayoo halistii ma sudhan yahay
Queue is empty
-- / --