Heesta Ma tallaabsan karo - Lyrics
Maba Talaabsan Karaaye
Tabaalo Aduun Riyo Waa Ma Tegtee,
Ma Tallaabsan Karayee, Maba Taabsan Karaaye.
Tudhi Waayihii Caashaq Ma I Taabayee
Meel Tilmaan Wacan Buu Tayaq Iiga Baxoo
Ma Talaabsan Karaayee, Maba Talaabsan Karaayee
Tudhi Waayihii Caashaq Ma I Taabayeee
Mid Jacayl Tabcay Oo Tiicaysaan Ahayoo
Ma Talaabsan Karayee, Maba Tallaabsan Karaayee
Tudhi Waayihii Caashaq Ma I Taabay
Tuubtii Wadnahuu Ku Taagan Yahow,
Ma Talaabsan Karaayee, Maba Talaabsan Karaayee
Tudhi Waayihii Caashaq Ma I Taabayee
Taladay Wa Is Ogoo Tabta La Ii Degayaa
Ma Talaabsan Karaayee
Tudhi Waayihii Caashaq Ma I Taabaya,