VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanta maanta - Lyrics

Maanta maanta maanta waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Waa mahad ilaahay maanta Maanta maanta maanta Dadkii midowye maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Maadhkii dulkeena maanta Maanta maanta maanta Lama madhin karaaye maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Madax waynaheena maanta Maanta maanta maanta Magacii haraagee maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Maan deeq hasheenii maanta Maanta maanta maanta Caanihii ka maalnee maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Sadaxdii maqnaana maanta Maanta maanta maanta Calankaa umuuqdee maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Madax waynaheena maanta Maanta maanta maanta Magacii haraagee maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta Maanta maanta maanta Madax waynaheena maanta Maanta maanta maanta Magacii haraagee maanta Maanta maanta maanta Waa maalin wayne maanta Maanta maanta maanta Madaxeen banaane maanta
Queue is empty
-- / --