VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maba talaabsan - Lyrics

Tabaalo aduun riyo waa ma tegtee, Ma tallaabsan karayee, maba taabsan karaaye. Tudhi waayihii caashaq ma I taabayee Meel tilmaan wacan buu tayaq iiga baxoo Ma talaabsan karaayee, maba talaabsan karaayee Tudhi waayihii caashaq ma I taabayeee Mid jacayl tabcay oo tiicaysaan ahayoo Ma talaabsan karayee, maba tallaabsan karaayee Tudhi waayihii caashaq ma I taabay Tuubtii wadnahuu ku taagan yahow, Ma talaabsan karaayee, maba talaabsan karaayee Tudhi waayihii caashaq ma I taabayee Taladay wa is ogoo tabta la ii degayaa Ma talaabsan karaayee Tudhi waayihii caashaq ma I taabaya,
Queue is empty
-- / --