VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Magacii waa xuroobay - Lyrics

hadii xalay sagaalkii xilkaskii noo dhaqaaqay oo maanta xoogii haysto xamdi illaahay weeye magacii waa xaroobee xalaal dhamaan ku ciida hadii xaqii la aasay xidigaha ka muuqdo xabaashii ay ku tuuren xalay nalooga saaray magacii waa xaroobee xalaal dhamaan ku ciida xukuumadii qabiilkiyo xumaha noo horseeday hadiii dhamaan la xooray oo maanta xoogii haysto magacii waa xaroobee xalaal dhamaan ku ciida hadii xalay sagaalkii xilkaskii noo dhaqaaqay oo maanta xoogii haysto xamdi illaahay weeye magacii waa xaroobee xalaal dhamaan ku ciida
Queue is empty
-- / --