VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin Agoon Ku xaday Qalin - Lyrics

Qaylada dad muumini Dhayal kuma qarsoon Tee qadhaah yimi mcn Kii qaar ayaa xasuustee Nin agoon ku xaday qalin Qayr kama macaashee X2 Xaqu inaanu qaran jabin Quraan kaa cadeeyee Reer dhan qaybtii kii Cunay yay ku maqan Tahay qaaniye Rag baan qoomamiyo Ciil ayaamo aan qaday- Nine x2 Rag baan qomamiyo Ciil ayaamo aan qad- Eenine kaa qorshestay Kaligii qaadhaan uu rag Leeyahay Wakhti ay ku qaraxdaba Qaaxo kama fogaadee X2 Xoolo qaran ninkii yidhi Qalaylkaad ku madhinow Qali kugu maqnaabaa Kugu qoon dilaacee Qosolkii hablaha iyo ma Aad mahadin qaarkii x2
Queue is empty
-- / --