Heesta Qaraami - Lyrics
Haantii uu dadku ii
Ayaaha ma tirsado
Haantii uu dadku ii
Ayaaha ma tirsado
Oo anii ii daa aragaa
Murugay xiisahaa
Oo anii ii daa aragaa
Murugay xiisahaa
Hadaa u muuqanoo
Lama cadaabo ee
Hadaa u muuqanoo
Lama cadaabo ee
Ha seexin maqloo
Soo hor hordu
Waa hay malabee
2×
Amba go,ayga hadii
Badh loo jaro ee
Amba go,ayga hadii
Badh loo jaro ee
Bogsii inanyahow
Kuuma ma baqaylee
Bogsii inanyahow
Kuuma ma baqaylee
Duunyo da naftay
Dabeel qaadyoo
Duunyo da naftay
Dabeel qaadyoo
Dabaal waadaa
Wiilkaad adaa i badaye
Dabaal waadaa
Wiilkaad adaa i badaye
Dabaal waadaa
Wiilkaad adaa i badaye