VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shimbiriyahow heesa - Lyrics

shinbiryahoow heesa hees wanaagsan heesa hadhkaan soo faiirsata kaalay hortayda shinbiryahow hawl aan xulaayo hagardaamadiisa hawlahay luraaya hiibatooyinkooda hibo aan ku gaariyo hoodo waayi maayee caashaqa halbowle waa hir soo kacaaya ruux kastoo halyeeya maalintuu haleelo hurdo seexan maaye boowe hayla yaabin jacaylkii horeeyee cilmiba haleelaa anna ii hilaacoo haama deyga raacshee waa inaan halaaboo haada la cayaaree
Queue is empty
-- / --