VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax lamoodyoo - Lyrics

Ililo roob helay Adaa u guuree iftiinka noloshaadii Way kuu ahaatee Ubax la moodyoow Ana abaartiyo Ubax la moodyoow Agab la'aantaa Igu ogoowee Markaan ku eegaba Waxaan idhaahdaa Yaa oomanaantiisa Ku yididiishee Way kuu ahaatee Ubax la moodyoow Ana abaartiyo Ubax la moodyoow Agab la'aantaa Igu ogoowee Markaan udbaal uu iyo Hir doogle aadaad Ani asaageey Ub dheer ku tuurtee Asaageey aniga Ub dheer ku tuurtee Way kuu ahatee Ubax la moodyoow Ana abaartiyo Ubax la moodyoow Agab la'aantaa Igu ogoowee Nabsaa adeega ee Aqoonsanaawoo Anaa adkaysan Intaan arkaayee Way ku ahaatee Ubax la moodyoow Ana abaartiyo Ubax la moodyoow Agab la'aantaa Igu ogoowee
Queue is empty
-- / --