Heesta Waa Ineynu Ciidana - Lyrics
Sida sida geed caleen lahoo
Ubax wada casaadiyo
Cusab iyo barwaaqo leh
Cirka mool ku taaliyo
Sagalkii cadcayda hoobay hooy
Adigay iyo cajabiyo -Hooy
Cawa iyo naftaydiyo - Hooy hooy
Dhibka ka caafimaadnay
Waynu waynu ciidaan
Geesigaan cadaawaha
Cudadiisa xooga leh
Kaga ciilbaxaayo
Inkastoow cabaariyo
Muddo kala cilaaween
Hoobay hooy
Calafbaa sugaynoow
Caawiyay nafteenii-hooy hooy
Dhib ka caafimaaday
Waynu ciidaa
Hoobay hoobay -Hoyaale
Hoobaale