VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa Qaali - Lyrics

Heestan ma dheestirna hase ahaatee
waa ereyo kamid ah heesta.

Waa qaaliyee malabakuyee
Qiimaha la siistiyo
Inta xiiso loo qabo
Idunkuba qayaasoo
Haddii aan qalad jirin
Miyaad qubi lahaydeen

Waa qodoob suaaloo
Qofwaliba sidee tahay



Waa qaali nabaduye
nin qumaati ugu ladey
qushigii u meelmarey
idinkuba qiyaasoo
hadDii aan qalooc jirin
miyaad qiri laheeydeen

Queue is empty
-- / --