VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxsanow - Lyrics

Baxsanoow ina abtoow Boqorkaan jeclaayo Balan iyo bishaaraan Bartamaha habeenkii Kuula beegsadaayoo Bogga bahalihiisaa Beed wacan ku leedahoo Allow yaa intuu baxo Baryo kula dalxiiso buuhoodle booqdoo bb Barwaaqa beerihii daryare taga Batal kaaga tumo Sool Baxsanoow ina abtoow Boqorkaan jeclaayo Nafta baafintaadee Boqol jeer ku doontaa Bohoyoowga caashaqa Indhaa ibasaasoo Qalbigaad bogsiisa Allow yaa intuu baxo Baryo kula dalxiiso buuhoodle booqdoo bb Barwaaqa beerihii daryare taga Batal kaaga tumo Soo
Queue is empty
-- / --