VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cadaw jacayl - Lyrics

waa cadoow jacaylu cidna aanan bixinoo dunideenan caanka ah marna waa cadaawoo adoo caafimaad qaba cilad aanad garanayn cirka kaaga keenoo cudurkiisu waa halis culimadu ka quusteen inta kala colowdee anma kala cadgoostee kala carartay waa hore caashaqa u sababee caadiloow allahayoow cidlo yaanu iga hellin waa cadaw jacaylu ciirsi aan lahaynoo caqligaaga doorshee marna waa cawaanoo adoo wali caruuroo cara nabada yaalo u caweeya hagarli, ciil kugu abuuroo aad la cayn wareegtee inta kala colowdee anma kala cadgoostee kala carartay waa hore caashaqa u sababee caadiloow allahayoow cidlo yaanu iga hellin
Queue is empty
-- / --