VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta gob iyo gacal - Lyrics

gob iyo gacaliyo xigtaan nahayoo soomaalidu geed macaan dhabahoo jacayl ku gadaa gadaashan weeyaane anoo gabadh nimo xishood u ahoo huwaday go xariira oo dhaqanaan gayaankay adiga kaa doortee hadmaan guri yagleelnaayee garasho nin rageed go aan qaadoo hobeey hobeya geediga dhal ugaas u geed imoowe guurtida odaygiyo ha gaadho wax garad jacaylku intuu na gaagixine goortaan ku arkaan jacayl i galoo ka go ay hurdadiyo gogosha idiloo wadnaha i garaacmay awgaa anoon garanayn goortii la i heloo gabee dunidaba guclaan ku maroo muqdisho soo gaadhay maankaa ee maanta e jacayl maraga iga hoo
Queue is empty
-- / --