VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halbowlayaasha - Lyrics

Halbawlayaasha dhiigee Habaaya eadnaha iyo Hanaqa iyo beerkoow Halistaan u go'ayiyo Halka ay naftayduba Hadhsanaysobaad tahay Hoobeey caashaqii i helaybaa Hobeey hami igu abuuree Hobeey waxaan is hiifaa Hobeey habeenkaan ku waaye Hobeey waligaa hortaydiyo Hobeey hareertayda taagnow Hobeey hobeey hobaaligayay hobeeyaa Waxa aan k u hawlahay Oo aan hadiyo jeer Haybinaayo waa adi Jacaylkaagu hirar iyo Waa hugun badwaynoo Ku haftoo i qaadee
Queue is empty
-- / --