anoo waayo badan wakhti dheer qurbaha waa geeni ku ahaa
wadankeena goortii aan soo wajahay waxa aan ka helay
waa wadooyinkiyo dhismahaa la wado
wadaniga dadkiisa waraabiyee wadaanta u shuboow
waligaa jiroo waynuhu ku daa
wiilashii liyuu ee naftooda iyo wakhtigooda hurayow
bulshada wehelka u noqdee nabada u wanqaloow
liyuu boolisow ciidan waara noqo

Exit mobile version