amarkaa illaah iyo ayaantu waa halkeede
arimahan durkaayaan amakaag ka qaade
indhihii i daaloo adna igu adkaatee
naf adkaysan waydaa arxan kaa sugaysee

axdigaynu dhiganee udubkiisii taagnaan
intifaac ka sugaayaa

urugada kalgacalkee indhawayd i haysoo
uurkayga jiifaa iga qubay ilmada
aramida igubaysiyo oonkiyo haraadkuba
ogow adiga weeyoo ii tudhoo abaal dhigo

Exit mobile version