VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay laabta - Lyrics

labadeena jacaylka lakibaan u lahayne lilaahibaan u ahaan liici maayo waligii lahadashada wadnahayga lubigaad iga taaloo sida laanta madheedhka qalbigaad lulataaa lafta dhabarkoow lafta dhabarkaay bal qiyaas labadeena lumi maayo xubigeena laasimoo wadnahayga ku lifaaqan laabtayda lubigii booramiyo boosaaso dhexdeeda burco maynu dagnaa libin aynu ku tanaadno ha ladnaado ladnaado ha ladnaado jacaylkuye sida laydhka la daaro laac ii baxaayow luuf luuf kuma gaadhee kaalay laabta ku seexo laanyahay magooshaa ubaxa lalminaysaa sida laanta madheedhka qalbigaad lulataa
Queue is empty
-- / --