VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Korkayga bal taabo - Lyrics

waxaan la karaayo ee aan la kurbooday waar waa kalgacayle korkayga bal taabo kolkaan ku tabaayay imaanad kafaynin markaan kaa jeestay miyaabad is keentay kulaylka jacaylku kiniin bi'i waayay oo inaan ku qaboobo kashaada i seexi kashoon kugu seexsho kulayl bi'in maysee dhigaa kula qayra ka doono magaalka kun jeeriyo kowba adaan ku rabaaye bal kaalay xabiibii kalsooni abuurnee kalaam iyo sheeko waqtiga ku lumaaya anigu kari maayee ka leexo hortayda kaalay yarka ii kalay yarka ha is kadeedin yarta kaa diiday yartaa
Queue is empty
-- / --