VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku hay hay hay - Lyrics

Macaan macaan ileejiyee Laabtayduna kuma shubeen hadaan ladanoo ogahay Jeclaanta inay lur tahay Hadii laxawgii kalgacal Hadii balad la ii lulayoo Muuqaaga kalibiqsaneen Markaan ladi waayo jiif Adiga laylakii maxaad Ladnaanta useexatee Laqdabada lama waheshadee Lilaahi anni waxaa rabaa Hurdada igu labo ahoow Qalbiga ku lamaansanooo Gacamaha laabtayda saaroo Ku haay ku haay Ku haay meeshaan la rabo Kuma kuma aan soolaahdeen xagaaga uma leexsadeen Hadaan lafaha jacayl Hortii la qiimayn lahaa Barkayga laad laadisoo Wadnaha kuu lulalanayee Maanka maanka maanka Maankayga laa sintaa Ku soo laablaabataa Markaan ladi waayo jiif Adiga laylakii maxaad Ladnaanta useexatee Laqdabada lama waheshadee Lilaahi anni waxaa rabaa Hurdada igu labo ahoow Qalbiga ku lamaansanooo Gacamaha laabtayda saaroo Ku haay ku haay Ku haay meeshaan la rabo
Queue is empty
-- / --