anigoo lugooyiyo
lurka caashaq arag baa
laxaw igu abuurtoo
leebkiisa igu muday
lulanaaye halistee
markaan anigu laasimay

anigoo lugooyiyo
lurka caashaq arag baa
laxaw igu abuurtoo
leebkiisa igu muday
lulanaaye halistee
markaan anigu laasimay