VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maanta waa malintii - Lyrics

maanta waa maalintii madax iyo aqoon yahan maamul iyo shacabkii midigtay is qabtenoo madaxwayne doorteen midkii aan sugaynoow musuqmaasuq qabiiiliyo mugdigii dhamaayoo midnimada adkeeyoo maamuloo hogaami
Queue is empty
-- / --