VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoys ft sahal - Lyrics

yartan qaaliga quruxiyo hanaan qiimaha dadnimo u qaayo badan maxaa kuu qarssoon ee qarinaysaa qumanaha naftiiyo qabad kaygiiyoo i maan qaadaye maxaan kaa qarshaa ood goosatoo ku qaro macaan qushucaha dareen waan kugu qancoo quluubtaad dagtoo qiirada xubiga yartan qaaliga waan kugu qalwaa qayrkaa adaa qadarin iyo tixgalin ugu qayday sharaf oo aan qiraal ugu hayaa qariga kuna qoray qalbiga qoys aan dhisnoo qabanqaabinee jacaylkeena qaran ma u qotominaa qorshayaal dhigan ma u qotominaa
Queue is empty
-- / --