VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadnayaal is jecel - Lyrics

wadnayaal is jecelbaan kala weecanaynoo wakhtigoo ka hiishiyo wayno taladii mooyee kala waabanayn abid adna wehelkii noloshoow sidaad iila wayntahay ama wax iila simo ila wacan ayaa jira waxaa tahay bogaygiyo waaxyaha jidhkaygoo wacadkii dhexdeenuna wali waa halkiisii axdigaa wadaagnaa ka jiraa wadeecco o walwal kuuma quudhiyo walbahaar ku gaadhee farxad iigu waar abid macaan wada jirkeenaan sida waqal guyoo da,ay kalsooni u wabaxnee aan ku waarno caashaqa waxaa tahay bogaygiyo waaxyaha jidhkaygoo wacadkii dhexdeenuna wali waa halkiisii
Queue is empty
-- / --