VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daqar - Lyrics

nuurbaa daqar igu dhuftoo qalbigaa doooxoo jar jaray qofbaan daba roorayaa misana diifban qabaa anoo darayaan bukaa dareen aan muuqan baa dushayda ka hoorayoo ahay dacwad baan sidaa jaceylku halkuu dagaa qabiilkiii lagu daraaye muxuu ka qabtaa dunida dadkaygoow iisharaxa intaa qadartaa wadnaha naftayda daciifisoo anoo digashada ogbaan dabuubsi ka radiyaa dalqaafkiisaa dhiblee dastuurkee lagu xidhaa dabiibkiisan jirinee diktoorkee loo tagaa jaceylku halkuu dagaa qabiilkii lagu daraaye muxuu ka qabtaa dunida dadkaygoow iisharaxa
Queue is empty
-- / --