VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaas - Lyrics

anoo hawdka ku nooloo harawena geela ku maaloo caanuhu hadhuubkiyo haamaha ka buuxaan oo aan heela maalkiyo haasaawe wali baran hablohoo dhan midii uu hanankeedu ideeqaay hadal aad i tidhibaa halbawlahayga wareemoo hurdo kaama seexdee illa joog had iyo goor hal abuur uma dhalanine soo horjoogsigaagiibay kaa heshay naftayduyoo hami igu abuurmee hadiyadii naftaydaay hibo eebe bixiyaay hodantaan jeclaayee halbawlahayga ku taalaay
Queue is empty
-- / --