VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asluubta - Lyrics

waxaan caashaqa ka qaaday quruxda lagu ladhay xishodka dabciga lagu daray aqoonta asluubta asluubta Baby could you be the Woman for me nipenzi Tendo na me baby adan Ku jecelahay ni wetu ndio Natafuta natafuta Qadarintiyo garashadeydaa Qosolka dhoola cadeyntaa Caabar yaha qoorta toosan Qotomka jooga iyo itaalka Qaabkoo usameeyay eebe Qoraal iyo hees makoobto Midabka waa qaanso roobka Eegmada indhaha qancaaya Waxaan caashaqa ka qaaday Quruxda lagu daray xishoodka Dabciga lagu daray aqoonta Asluubta asluubta Baby could you be the Woman for me nipenzi Tendo na me baby adan Ku jecelahay ni wetu ndio Natafuta natafuta Wolipa time we a spend She a friend of me never In her life that should Be my enemy si mavuba wacha Nikushw ndogol1 lion si Wengi kujipima number one Adiga kaliya ku donaya Call me love child sina ubaya Waxaan caashaqa ka qaaday Quruxda lagu daray xishoodka Dabciga lagu daray aqoonta Asluubta asluubta Baby could you be the Woman for me nipenzi Tendo na me baby adan Ku jecelahay ni wetu ndio Natafuta natafuta Dhewa weya mye Nie wewe qalbiga Adigaa daweeya Qaali bad tahay ogoow Waxaan caashaqa ka qaaday Quruxda lagu daray xishoodka Dabciga lagu daray aqoonta Asluubta asluubta Baby could you be the Woman for me nipenzi Tendo na me baby adan Ku jecelahay ni wetu ndio Natafuta natafuta
Queue is empty
-- / --