VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan dhalad - Lyrics

Talo wanaagay Tusalaha halyaygaay Tafiirtii soomalaay Ayaan dhalad tiriigay X2 Ku talaabso gushada Ku tayaysan magacaga Ku taag taagso nacab Kaaga dhulka taako Taakayso X2 Ileen waa tubtaadii Dhex taxaal jigjiga Maalmo ku raxlay Tag oo booqo jarar Taaj hakuu saarto X2 Awaaroo tigaadaysan Togdheer oo barwaqay- San farxad toos uwada Qaata tunta dhaanto Iyo heeso X2 Toga jowhar oo buxa Muqdishoo nabadi Taalo hargaysana Tuskii hooray taamilo Ku noolow dheh X2
Queue is empty
-- / --