VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


dhug dhugleey Lyrics

ilaa jigjigaan janbiga ka lushee
inaan jabo may la jeceshay
taan u jiidh go,ayeey
waa jacaylkaagee
alla janooy aawada ma jiifasadoo ee

wadada bariyeey ku weheshadayeey
warkiyo hayga goyn waraaqaheey
taan u jiidh go,ayeey waa jacaylkaagee
alla janooy aawada ma jiifsado ee

sidii dhugdhuglay
dhul dheer mari baa
dhawaaqayga
loo dhagaystaayee
taan u jiidh go,ayeey
waa jacaylkaagee
alla janoooy
aawada maa ma jiifsadee

waryalaayeey wadada loo maruu
wardheer dal wanaagsanaysaayeey
taan u jiidh go,ayeey waa jacaylkaagee
alla janoooy aawadaa ma jiifsado,e


Lyrics by: madar
loading..
-- / --