VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jal utara - Lyrics

Jal u tara naf jibaysaneey Juuq ku dhaya qalbi jeelaneey Aniga jeex ila jaaraheey Jawharadaan dumarkaba jantaay Jal u tara naf jibaysaneey Juuq ku dhaya qalbi jeelaneey Aniga jeex ila jaaraheey Jawharadaan dumarkaba jantaay Jaah ku kaba aan ka joogsadaay Jaro ku xidha qudha jamatayeey Qarawga jara farxad jiibiyaay Hadal jikaar iga joojiyaay Jaah ku kaba aan ka joogsadaay Jaro ku xidha qudha jamatayeey Qarawga jara farxad jiibiyaay Hadal jikaar iga joojiyaay Ii ah jaal kasha jiibsataay Ii ah jamaal qurux jiidataay Ii ah jano ifka igu jashaay Ii ahaw jidka nolasha jira Ii ah jaal kasha jiibsataay Ii ah jamaal qurux jiidataay Ii ah jano ifka igu jashaay Ii ahaw jidka nolasha jira Jidka nolasha jira Jidka nolasha jira Jeex ka mida ruuxda igu jirtaay Taan jecleen ku janaystayeey Marwo jaliil kasho jiifiyaay Naftayda jago taan uga jaraay Jeex ka mida ruuxda igu jirtaay Taan jecleen ku janaystayeey Marwo jaliil kasho jiifiyaay Naftayda jago taan uga jaraay Taan jikaar ka jaxaasayeey Jeelka tira nolol igu jashaay Nacabka jara samo ila jantaay Boqoro joog qurux lagu joogyaay Taan jikaar ka jaxaasayeey Jeelka tira nolol igu jashaay Nacabka jara samo ila jantaay Boqoro joog qurux lagu joogyaay Ii ah jaal kasha jiibsataay Ii ah jamaal qurux jiidataay Ii ah jano ifka igu jashaay Ii ahaw jidka nolasha jira Ii ah jaal kasha jiibsataay Ii ah jamaal qurux jiidataay Ii ah jano ifka igu jashaay Ii ahaw jidka nolasha jira
Queue is empty
-- / --