VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kala dhoof - Lyrics

dhalaalkeedaan arkoo dareenkuu dhakhsuu igalay dhehbaan erayaan lahaa dharaaro wad baan lahaa u dhiib noloshaan lahaa ka dhawr xumahaan lahaa ku dhoob ubax baan lahaa dadbaa isku keen dhuftee miyaan kala dhofi lahayn dadbaa isku keen dhuftee miyaan kala dhiman lahayn janaankeedaan dhugtoo dhex gee qalbigaan lahaa dhabtii is hantaan lahaa dhista aqal wayn lahaa dhay geel u lis baan lahaa awlaad ka dhal baan lahaa jacaylka dhansii lahaa dadbaa isku keen dhuftee miyaan kala dhofi lahayn dadbaa isku keen dhuftee miyaan kala dhiman lahayn
Queue is empty
-- / --