Muuqaagu dhali
Inaan maalin daa
Minit qudha walee
Kaa maar minoo
Milyan jeer intaa
Kugu soo horkaco
X2

Uu jaceel mugloo
Iga dhigay madiix
Maankiyo qalbiga
Ku dhex maaxayoo
Aan maqanahoon
Kuu ahay maqsud
X2

Ka macaanida malabkii
Shinida ku macanidaa
Marwo lagu hirtoo
Lamasaalidaa
Midaan doonayoo
Xubi mudanidaa
X2

Maqalkaagu noqoy
Maskaxdiyo lubiga
Mid dabiibayoo
Intaan moganahay
X2

Midab dheemanaa
Mowle kugu sadoo
Qof muhiima oo
La maciin sadaa
Tahay maan dhayay
Soonoqo mar uun
X2

Ka macaanida malabkii
Shinida ku macanidaa
Marwo lagu hirtoo
Lamasaalidaa
Midaan doonayoo
Xubi mudanidaa
X2

Exit mobile version