Heesta Qaali luula - Lyrics
noolaa qofkii helaa qaotaan joogsigeediyo
quruxdeeda farabadan quruxdeeda farabadan
liibaan ninkii qayb iyo qoys uhela oo
cidii qalaafiyo qoraxay ladaga bari
burco baalaheediyo qabri dahar ladaga bari
waa qaali luulee qalbigeeda yaa dhaya
way giimo badantee qunyar yaa udaawadaa
yaa abid quweeyoo xushmeeyoo qadariyo
kuyidhaada qalanjiyo qawdabacsan waligeed
qaamuusku meeshuu buugta uuka goray iyo
qaraarkii kismaayaan aroos kuu gaban laa
qaybihii nugaalbaan aroos kuugu qaban laa