VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qushi jacayl - Lyrics

naftaydaay ruux ku qaado wanaagiyo qiimihiisa qanaaco midkaad ka waydo qalbiga boos yuu ku yeelan qof baa jira aad u moodo inuu yahay qaali ruuxa hadana aan kuu qalmayne indhuhu quruxday tilmaamaan marbay ku qayaanayaaane qalqaalada caashaqeedu haday tahay qiiro beena qushiye waa yeelkadaa dheh qudhaydaay kaad jeclaatay intuu kalgacaylka qoomo haduu qubo xiisahaaga ogoow calafkaan qadayne waxaa jira ruux qabkiisu qar iyo uu buuro ka tuuro hadana talo qaadanayne qisooyinka sheekadaadu marbbay ku qayaanayaane qalqaalada caashaqiisu haday tahay qiiro beena qushiye waa yeelkadaa dheh indhuhu quruxday tilmaamaan marbay ku qayaanayaaane qalqaalada caashaqeedu haday tahay qiiro beena qushiye waa yeelkadaa dheh
Queue is empty
-- / --